Wareegto ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo. Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada … Continue reading Wareegto ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland (Akhriso)